Daawo:Allaha unaxariistee qaraxii lagu dilay Xildhibaan Cabdiwali

xildhiban

Allaha unaxariistee Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Ibraahim oo ka mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa ku geeriyooday Qarax nooca gaariga lagu xira ah oo maamta ka dhacay Magaaladda Muqdisho.
Xildhibaanka Geeriyooday ayaa Qaraxa loogu xiray Gaarigiisa wuxuu marayay mid ka mid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho gaar ahan  Degmada Xamareeyne ee Gobalka Banaadir, qaraxa Xildhibaanka  lagu dilay ayaa waxaa loo malaynayaa inay ka dambeeyeen  kooxda argagixisada ee Alshabab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.