Daawo:41 Dhalinyaro ah oo dowlada Soomaliya kasoo helisay Liibiya ayaa gaaray Hargaysa

thriibayaal

Magaalada Hargaysa ee Caasumada Maamul Goboleedka Somaliland ayaa waxaa maanta Gaaray Tahriibayaal Dowlada Soomaliya iyo Haya’da IMO kasoo celiyeen Dalka Liibiya, Tahriibayaashaan oo tiradooda tahay 41 hal kamid ahnaa tahay Dumar ayaa waxay Garoonka Diyaradaha Magaalada Hargysa kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Maamulka Soomaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.