Akhriso:Shirkii wasiirada amniga 3 Dowlad-goboleed oo war-murtiyeedna laga soo saaray

axmedmadoobe

Shirkii amniga ee wasiirada amniga Dowlad-goboleedyada Jubaland, Galmudug iyo Puntland ee uga soo socday magaalada Kismaayo ayaa lasoo gaba-gabeeyey galabta waxaana laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban ilaa 5 qodob.

ghoalah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.