gedotimes.com
Muuqaal:Reysalwasaare Ku xigeenka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay Shir looga hadlayay horumarinta dhaqaalaha Dalka
Reysalwasaare Ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta ka qeybgalay Shir looga hadlayay horumarinta dhaqaalaha Dalka iyo Xoojinta Amniga Dalka.