Daawo:Madaxweynaha Somaliya ayaa Madaxtooyada ku qaabilay wafdi Wasiirka Gaashandhiga Turkiya

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda dalka aan walaalaha nahay ee Turkiya oo uu hoggaaminayay Wasiirka Difaaca dalkaas Mudane Hulusi Akar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.