Daawo:Beesha Cawlyahan oo si kulul Cambaraysan axmed Madoobe

madobe

Beesha cowlyahan ee Gaarisa ayaa Cambaareeyey Axmed Madoobe kuwaa oo si caro leh u hadlayey xili kulan ay kaga hadlayeen tacadiga iyo cadaalad darada axmed madoobe u gaysto beeshaasi ku yeesheen Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari kenya.
Salaadiinta haweenka dhalinyarada iyo cuqaashii kulankaasi ka qayb galay ayaa si isku mid ah u cambaareeyey falalka qaawan ee axmed madoobe u gaysto beeshaasi.
Kulankaan ay yeesheen qaar kamid ah waxgaradka odayaasha dhaqanka iyo haweenka ayaa daba socday cadaalad darro ah ay tirsanayeen ciidamo ka tirsanaa maamulka axmed madoobe kuwaa oo gadoodsameeyey islamarkaana si fool xun uu ula dhaqmay axmed madoobe kadib markii uu weerar nacasnimo ah ku qaaday ciidankaasi dagaal saacado socdayna ay ku qabteen 11 askari oo kamid ah ciidamadii cadaalad darada u gadooday.
Sideed kamid ah kow iyo tobankii la qabtay ayaa xukuno kala duwan lagu fuliyey iyadoo mid kamid ah sideedooda dil toogasho ah lagu xukumay halka inta kale sanado kala duwan lagu riday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.