Video+Sawiro:13 Askari oo ka dhiidhiyey Maamul Xumada Axmed Madoobe oo dil iyo Xabsi lagu xukumay

madobe

Maxkamada darajada koobaad ee ciidamada 13 askari oo tirsanaa ciidamada dowlad gobaleedka Soomaliyeed ee Jubbaland oo markay u adkeysan waaayeen dulmiga iyo Fowdada Axmed Madoobe gadood sameeyey taas oo markii dambe dagaal xoog badan ku dhex maray Magaalada Kismaayo Gudaheeda Ilaalada Axmed Madoobe Dagaalkaas oo sababy dhimasho, dhaawac iyo Burbur soo gaaray Dhismayaasha Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu xukumay askartaan Dil iyo xarag halka labo kamida Xoriyadiisa dib loo seeyey.

Askaartaan ayaa mid ka mid ah lagu xukumay dil toogasho halka 3 ka mid ahna oo taliyaashii Askartaan lagu xukumay min 3 Sano oo Xarig ah, 7 ka mid ah askartaan Jubaland ayaa lagu xukuntay min 2 sano xarig ah maxkamadda ayaa dhanka kale fasaxday 2 ka tirsanaa askartaan .


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.