Daawo:Wasiirka amniga Puntland oo soo gaaray Magaalada Kismaayo

Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka wasaaradda amniga Dowlad-goboleedka Puntland ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Maamulka Jubbaland, Wafdigaan oo Kismaayo uga qayb geli doona shirka wasaaradaha amniga ee Dowlad-goboleedyada waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyey wasiirka amniga Jubbaland, wasiirka caafimaadka Jubbaland, wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha iyo masuuliyiin kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.