Daawo:Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo sagootisay arday deeq waxbarasho ka helay dalak Ethiopia

Wasaaradda Waxbarshadda Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaaladda Muqdisho munasaabad sagootin ah ugu sameysay 223 arday oo deeq waxbarsho ka helay dowlada itoobiya.
Ardaydaan ayaa 46 kamid ah waxay diyaarin doonaan Darajada labaad ee Masterka , halka 177- Arday ay diyaarinayaan heerka koowaad ee waxbarashada Jaamacadda, iyagoo baran doona kuliyadaha kala ah Caafimaadka, beeraha , IT, Enjineerin, iyo kuwa kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.