Daawo:Gudiga Doorashada Koonfur Galbeed Oo Sheegay In Ay Doorashadu Waqtigeeda Dhici Doonto

koonfurgalbeed

Xubno katirsan Gudiga Doorashada Koonfur Galbeed oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baydhabo ayaa waxay Sheegeen In Ay Doorashadu Waqtigeeda Dhici Doonto, waxayna kaloo ka horyimaadeen hadalkii kasoo yeeray Odayaasha Koonfur galbeed ayagoo sheegay Dorashada Madaxwaynaha waa in looga dambeeyaa Golaha Barlamaanka iyo Gudiga Doorashada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.