Daawo:Gaas oo qusulka Itoobiya isugu daray Casho Hadiyad shaal iyo Koofi

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Cabdiwali Gaas ayaa Munaasabad Casho sharaf, Sagootin iyo hadiyad u sameeyey Qunsulkii Itoobiya u fadhiyey Puntland kaas dhamaystay mudadii xilka shaqada qunsuliyada Itoobiya ku leedahay Puntland, Madaxwayne Gaas ayaa ku amaanay qunsulka Itoobiya u fadhiya Puntland sida uu u hagaajiyey xiriirka Puntland iyo itoobiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.