Video+Sawiro:Xaruntii Ciidamada Xooga dalka ku lahayeen oo Burbur xoog leh ka muuqdo

Sharci Yaqaan Cali Sheikh Adam Yusuf “Cali Somali” ayaa waxuu booqday Xaruntii hore ee Gaaska Gobalka Gedo xilligii Dowladdii Ee soomaliya, taas oo ku taalo duleedka Magaalada Garbahaarrey.
Xarunta oo ah mid aad u wayn, waxaa ka muuqdo dhismayaal bur-buray, dhufaysyadii, Xidigtii shanta gees oo lagu xardhay meel kasta, Baraagihii, taalooyin qurux badan iyo Qoraalo taariikhi ah.
Fasalada qaar waxaa ku dhagan sabuuradii wax lagu baran jiray, waxaana ku qoran cashiro la akhrin karo.


cali

cali

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.