Daawo:Mid Kamida Ragii Dilay Jamal Khashoggi oo dharkiisii Soo Xirtay

Jamal Khashoggi

Dowlada Dowlada Turkiga oo wali wada qaabkii loo dilay allaha unaxariistee Jamal Khashoggi ayaa waxay soo bandhigtay mid kamida ragii dilay Jamal Khashoggi oo markuu galaayey Safarada Sacuudiga Dharkiisa qaba Markuu kasoo baxayna soo Xirtay Dharkii uu ku labisnaa Marxuunka Jamal Khashoggi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.