Daawo:Madaxda Maamul Goboleedyada oo Dowlada ka codsaday inay Culayska kayeerayso

maamul

Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ku shiraya Garoowe Cabdullaahi Sheekh Xasan oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Garoowe ee Xarunta maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntaland ayaa jawaab ka bixiyay qoraalkii ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa waxa uu ka hadlay qoraalkii wasaradda arrimaha Gudaha Maamul Goboleedyada uga dalbatay inay doorashooyinka ku dhacaaan waqtigii loogu talo galay sida Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.