Shirka madaxda Dowlad Goboleedyada waqtiooda sii dhamaanayo oo Ka Furmay Garoowe

maamul

Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa ka furmay Shirkii madaxda dowlad Dowlad Goboleedyada waqtigooda sii dhamaanayo.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxda maamul Goboleedyada, sida Madaxweynaha Galmudug,Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ,Madaxweynaha Jubbaland iyo Madaxweynaha Puntland oo marti gelinaya Shirka waxaana ka maqan Madaxweynaha Hirshabeelle,kaasi oo oo horey heshiis ula galay Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Qodobada looga hadli doono Shirka Madaxada Maamul Goboleedyada ayaa kamid ah qilaafka kala dhexeeya dowlada fedraalka ah ee Soomaliya waxaana lafilayaa inaysan kasoo bixin wax u danaynaya danaha Soomaliya .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.