MuuqaaL:Madaxweynaha cusub Galmudug oo Martiqaad usameeyey Xildhibaanada Galmudug

Madaxweynaha Cusub Galmudug Axmed Maxamuud Baasto ayaa maanta qado sharaf Cadaado ugu sameeyay xildhibaanada Galmudug waxaana kaloo kala soo qayb galay Martiqaadkaan Madaxwayane Kuxigeenka iyo gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug iyo Maamulka Degmada Cadaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.