Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo lagu dhawaaqay

konfur

Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed C/qaadir Shariif Sheekunaa ayaa Magaalada Baydhabo kaga dhawaaqay Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo ka kooban 27 xubnood, Gudigan oo Xildhibaanada la horgeeyay ayaa Xildhibaanada waxa ay ku ansixiyeen cod aqlabiyad leh waxaana ogolaatay 93 xildhibaan halka 13 Xildhibaan ay diideen.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 27 Xubnood ayaa waxa ay ka shaqeyn doonaan Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Bisha soo socota 17-keeda lagu wado inay dhacdo.
konfur
koonfur

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.