gedotimes.com
Daawo:Dadwaynaha Bosaaso ayaa kahor yimid shirka Qaar kamida Madaxda maamul goboleedyada uga socda Garoowe
Dadwaynaha Bosaaso ayaa fikradooda ku cabiray shirka isbahaysiga maamul goboleedyada uga socda magaalada Garowe ayakoo sheegay inay san matalin Bulshada ayna yihiin niman Dantooda oo kaliya ka shaq…