Daawo:Axmed Madoobe ka qaylinaya Dowladaa Heshiisyadii iiga Baxday

axmedmadoobe

Hogaamiyaha maamulka Jubbaland ee ku fashilmay Hogaankii jubbaland Axmed madoobe ayaa Mar uu ka hadlaayey Kulanka Madaxda Maamul goboleedyada waqtigooda uu dhamaaday ayaa asagoo qaylinaya waxuu sheegay in dowlada federaalka ah ay uga Baxday Heshiisyo badan oo ay wada galeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.