Akhriso Dowlada Soomaliya oo ka Jawaabtay Dalabkii aqalka sarre iyo Maamul goboleedyada

maamul

Dowlada Soomaliya ayaa waxay ka jawaabtay Dalabkii Aqalka Sarre Soomaliya iyo qaar kamida Madaxda Maamul goboleedyada Soomaaliya , Qoraal kasoo Baxay Wasaarada Arrimaha Gudaha ayaa waxaa lagu sheegay inay Dowlada soomaliya Mar kale Diyaar u tahay in ay la Fadhiisato Madaxda Dowlad Goboleedyada Si Loo dhameeyo Qilaafka u dheexaya Madaxda Maamul Goboleedyada Iyo Dowladda Dhexe.

dowlad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.