Daawo:Madaxwayne Waare oo Shir Gudoomiyey Shirkii Golaha wasiirada Hirshabelle.

Magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka Soomaliyeed ee Hirshabeele ayaa waxaa ka dhacay Shirkii Golaha wasiirada Hirshabeele waxaana shir Gudoomiyey Madaxwaynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi waare waxaana Goojoog ka ahaa Madaxwayne Kuxigeenka Hirshabeele waxaana looga hadlay Hindise sharciyeed uu soo Gudbiyey Wasiirka Ganacsiga Hirshabeele.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.