Axmed Maxamuud Baasto Oo Loodoortay Madaxwaynaha Cusub ee Galmudug

axmed baasto

Doorashada Madaxwaynaha Maamulka Galmudug ee Maanta Kadhacday Xarunta Barlaamanka Galmudug ee Magaalada Cadaado oo ay Sooxaadireen 61-Xildhibaan uu Gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa Waxaa Kuguulaystay Axmed Maxamuud Baasto.

Doorashadaas ayaa waxaa ku tartamay laba musharax oo kala ahaa Axmed Maxamud Basto iyo Cabdixakin Cali Guure,waxaana ugu dambeyn Xildhibaanadu u doorteen Madaxweynaha Galmudug Axmed Maxamud Basto oo helay 52-Cod Halka Cabdixakiin Cali Guurana uu helay 8-Cod Sidaasna waxaa ku dhawaaqay Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.