Sawiro:Wax ka ogow Socdaalka Taliyaha Ciidanka Xooga ku gaaray Kismaayo

ciidan

Wafdi uu hogaaminayo taliyaha ciidanka xooga dalka soomaaliyeed Jeneraal Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa maanta so gaaray magalada Kismaayo xarunta ku meel gaarka ah ee Jubbaland iyadoona garoonka diyaaradaha kismaayo ay kusoo dhaweeyeen sarakiisha Ciidamada xooga dalka iyo kuwa jubbaland waxaa lagu wada inuu kulamo la qaato saraakiisha iyo madaxweynaha jubbaland.

Ujeedka Socdaalka Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaliya ayaa Axmed madoobe u sheegi doona in dhawaan labilaabayo Dagaal looga saaray Shabab deegaanada jubbaland taas oo ay wado Dowlada federaalka Soomaliya taas oo uu Axmed Madoobe uusan jeclaysan doonin sababto ah Hogaamiyaha Jubbaland madoonaya in shabaab Jubaland laga saaro.

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxuu la kulmayaa Mucaarad xoogan oo uga imaanaya Buslahada Jubbaland dhawaana waxaa degmooyinka Jubbaland intooda badan ka dhacay Bananbaxyo looga soo horjeedo Madaxda maamulka Jubbaland.

ciidan

ciidan

ciidanciidan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.