Muuqal:Bulshada Degmada Balcad Oo Ku Mudaharaday Amisom

amisom

Ciidamo ka tirsan AMISOM ayaa waxay degmada Balcad ku dileen laba Ruux halka mid kale ay dhaawaceen, dadlkaan ayaa waxaa Jiiraay mid ka mid ah Gawarida AMISOM oo ka soo baxay Xero ay ku leeyihiin Xaafada Xaawa Taako.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.