Kismaanyo:- Khasaaraha Ka Dhashay Diyaar Dagaal Oo Duqayn Ka Geysatay Duleedka Kismaany

diyarad

Diyaarad Dagaal ayaa waxay qasaaro ka gaysteen duleedka Magaalada kismaayo Gaar ahaa deegaanka Buula qaaji oo in kabadan 70KM ujirta Magaalada Kismaayo, Duqaymahas diyaardaha waxaa kudhintay £ Wiil oo dhalinyaro ah sida ay sheegayaan dad Goobta duqaynta ka dhacday ku sugnaa.

Diyaaradahaan Duqaynta Gaystay ayaa waxay Bartilmaan sanayeen Kooxda Argagixisada Alshabab oo deeganadaas ku sugan wax wara lama hayo in arintaas hirgashay iyo in kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.