Daawo:Taliyaha Nabadsugidda iyo sirdoonka Jubaland ee gobolka Gedo oo weerar ku qaaday Wasiir Kaliil

der

Taliyaha nabadsugidda iyo sirdoonka Jubaland ee gobolka Gedo Cali xasan deer (Cali Abshir) oo shir jaraa’id kuqabtay Degmada Baladxaawo ayaa waxuu weerar uusan waxba la harin ku qaaday wasiir dowlaha Aminga Jubbaland Maxamed Cabdi Kaliil asagoo kajawaabayey dhaliil wasiir Kaliil usoo jeediyey Wasiirka Aminaga Jubbaland Cabdirishiid Janan.

Taliyaha Nabadsugidda iyo sirdoonka Jubaland ee gobolka Gedo Cali xasan deer ayaa waxuu sheegay kaliil shaqadii uu lahaa buu qabsan waayey inuu dhaho ma ahan Gedo amni ma ahan shaqadii uu lahaa buu gabay hadii shaqadiisii laqabtay inuu ugu hambalyeeyo bay ahayd, Waxaa kaloo sheegay Taliyaha Nabadsugida Gedo Cali Abshir Kaliil inuu mucaarado ama ahayn dowladii uu ka tirsanaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.