Daawo:Wafti Ka Socday Barlamaanka Aqalka Sare Ee Soomaaliya Oo Gaaray Galkacayo

xaaf

Xildhibaanada Aqalka sare ee laga soo doorto degaanada Galmudug ayaa hadda ka soo dagay garoonka diyaradaha ee Gaalkacyo waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweynay sanatarada aqalka sare Madaxwayne Xaaf isagoo xiran dharka ciidanka Qalabka sida.

Waftigaan Aqalka sarre ayaa waxaa Gaalkacyo u yimaadeen sidii loo soo afjari lahaa Qilaafka kadhaxeeya Madaxda Galmudug kaas oo curyaanshay Shaqadii maamulka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.