Daawo:Musharax Madaxwaynaha Galmudug oo Cadaado soo lagu bsoo dhaweeyey

axmed baasto

Axmed Baasto oo ah musharax u taagan qabashada xilka madaxweynaha Galmudug ayaa soo gaaray magaalada Cadaado ee xarunta baarlamanka Galmudug waxaana halkaas kusoo dhaweeyey qabaha kala duwan ee Bulshada Cadaado, Xildhibaanadanada Galmudug iyo Maamulka iyo waxgaradka cadaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.