Daawo:Munaasibad lagu xusayey Jamhadii SNM ayaa lagu qabtay hargaysa

muuse

Magaalada Harygaysa e Caasumada maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Soomaliland ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusaayey Jamhadii SNM waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Magaalada Hargaysa iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.