Daawo:Kani Waa Ugaas Kani Waa Adoon Waa inaad Ilowdaan Ustitiibadaa Nawalaalaysa waa inaad Aqoosataan

bulsho

Bulsho oo Kamida waxgaradka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxuu ka hadlay halgankii loo soo maray xornimada dalka gaar ahaan kaalintii suugaan layda Soomaliyeed ka qaateen Xornimada Dalka iyo Baraarunjinta Bulshada waxuuna soo qaatay hadal ku dhagii lagu baraarujin jiray Buslaga Soomaliyeed ee ahaa “”Kani Waa Ugaas Kani Waa Adoon Waa inaad Ilowdaan Ustitiibadaa Nawalaalaysa waa inaad Aqoosataan””

Bulsho ayaa kulankii dhexmaray Bulshada Degmada Baardheere iyo Abwaan Aadan Shimbirolays waxuu ugu baaqqay bulshada inay taageerto dowlada Soomaliyeed maamul goboleedyada kii qaranimada Soomaliyeed taageero ka horyimaado in aan la taageerin midnimadana laga shaqeeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.