Ciidamada Aminga ayaa Muqdisho ku tuugtay Nin dhac u gaystay shacabka

Ciidamada Amniga Magaalada Muqdisho ayaa saakay waxa degmada Holw-Wadaag ee Gobolkan Banaadir ku toogteen Nin ku hubeysan oo qaba dareeska Cidamada.

Ninkaan oo lasheegay in shacabka ka dhici jiray Mobaylada iyo lacagaha

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa marar badan Gudaha magaalada Muqdisho ugu dilay rag burcad ah oo shacabka dhibaato u gaysan jiray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.