Wasiirada Arimaha dibada Soomaliya Itoobiya iyo eratariya ayaa Warsafadeed Mardhow Muqdisho ku qabanaya

ewasiiro

Wasiiradda arrimaha dibedda dalalka Geeska Afrika gaar ahan Somaliya, Itoobiya< eratariya ayaa mardhow waxay Shir Jaraa'id kuqabanayaan Magaalada Muqdisho kadib kulan aya Saacado qaatay oo ku lahaayeen Magaalada Muqdisho Caasumada Somaliya. Wasiiradda Arrimaha Dibada Dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya ay kusoo dhaweeyeen Garoonka Aadan Cadde. Wararkeena dambe kala socda Shirkaas Jaraa'id ee ay isla qabanayaan Wasiirada Geeska Africa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.