Daawo:Ra’iisul Wasaaraha khayre Oo Shaqo Joojin Ku Sameeyey Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Ganasiga & Warshadaha.

Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shaqa joojin ku sameeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga, Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii Xeer ilaaliyaha Qaranka uu Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday in shaqada laga joojiyo Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.