Daawo:Bulshada baardheere oo isku raacday in loo Midoobe sidii Axmed Madoobe loola Xisaabtami lahaa

Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacay kulan ay ka qayb galeen Qaybaha bulshada ee kala duwan oo ay kamid yihiin Wasiirdowlaha Aminga Jubbaland Kaliil, Gduoomiye kuxigeenka Gobolka Gedo Alqaadi, kusimaha Gudoomiyaha Degmada baardheere iyo Masuuliyiin kale.

Waxaa kaloo kulankaas ka qayb Galay Wastigii uu Hogaaminaayey Abwaan Aadan shimbirolays waxayna dhamaan masuuliyiinti iyo bulshadii kulankaas ka qayb gashay isku raaceen in midnimada, siyaasada, Horumarka Bulshada Gobolka Gedo laga shaqeeyo Maamulka Jubalandna lala xisaabtamo iyo kan dowlada fedraalka ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.