Ra’isalwasaaraha Dalka Itoobiya Abiye Axmed ayaa Magaacaabay Gole wasiiro Cusub

Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa dib u habayn ballaaran ku sameeyay golahiisa wasiirrada, isaga oo dhimay tirada guud ee wasaaraddaha dalkaas, Golaha wasiirrada Itoobiya ayaa ahaa 28 hadaan waxaa laga dhigay 20, wasiirradaan kala bar ayaa waxay noqon doonaan dumar.

Waxyaabaha Dadka Reer Itoobiya sida gaarka ah isha ugu hayaan waxaa ka mid ah in Wasiirka Gaashaandhigga loo magacaabayo Gabar markii ugu horreysay Taariikhda Dalka Itoobiya.
Muferiat Kamil,ayaa loo magacaabay Wasiirka Nabadda,waxaa hoostagaya dhowr xafiis oo uu ka mid yahay sirdoonka, amaanka qaranka iyo kuwo kale,waxaa ay hadda tahay Afhayeenka Baarlamaanka Aqalka hoose ee Itoobiya inkasta oo ay iska casisha.

itobiya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.