Gudoomiyaha Bralamaanka Soomaliya Ayaa isbitaalka Digfeer ku booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii Baydhabo.

mursal

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta isbitaalka Digfeer ee Muqdisho ku booqday dadkii ku soo dhaawacmay qaraxyadii ka dhacay Magaalada Baydhabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.