Daawo:Xaaf oo sheegay xildhibanadii Labada Aqal ee Somaliya ayaa igu soo duulay

xafsade

Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Galmudug ayaa waxaa kajira qalalaase siyaasadeed kaas oo Curyaanshay Habsami usocodkii iyo Nidaamkii Galmudug taasina waxay kaliftay in madxadii Galmudug u kala jabaan labo ayakoo ku kala sugan Cadaado Iyo Dhuusamreeb.

Magaalada Caadado waxa kusii qul qulaya Xildhibaanadii Galmudug oo qaarkood kasoo kici tameen Dhuusamareeb iyo Muqdisho waxana ujeedka ay Cadaado u yimaaden ay tahay sidii ay Madaxwayne Cusub ee Galmudug ugu dooran lahaayeen Magaalada Cadaado.

Hadaba Markii Xaaf ka war helay olalaha kasocda Caadado ayuu waxuu eed dusha uga tuuray Barlamaanka Soomaliya Xubno kamida iyo dowlada Fedraalka ah asagoo sheegay Magacyadooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.