Ra’iisalwasaare Khayre oo Gaaray Magaalada Jowhar

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre  ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada jowhar ee Gobalka Shabeelaha Dhexe.

Ra’iisalWasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigiisa  ayaa qorshuhu yahay in ay kulan la qaataan  qaar kamid ah qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo Maamulka Hir-Shabeelle.

Sidoo kale Waxaa la filayaa in R/Wasaaraha uu dhagax dhigo Xarunta baarlamanka hirshabelle iyo xarumo kale oo ku yaala Magaalada Jowhar ee gobalka Shabeelaha dhexe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.