Daawo:Xildhibaanadii Ugu Badnaa ee Katirsan maamulka Galmudug oo soo gaaray Cadaado

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Galmudug ayaa maantey soogaaarey magaalada Cadaado ee xarunta baarlamaanka Galmudug, Xildhibaanada qaarkood oo warbaahinta lahadley ayaa shegey in maalmaha soosocda ay isbadal kusamayndoonaan hanaanka maamulka Galmudug uu hada kusocdo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.