Daawo:Xafladii Furitaanka Aqalka Sarre

aqalka sare

Munaasabadda furitaanka kalafadhiga afaraad ee Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa goob joog ahaa Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi,ku-xigeenkiisa koowaad Senator Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari),Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed,Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka,Safiirada dalalka Qadar iyo Turkiga u fadhiya Soomaaliya,xubno ka socday Golaha abwaaniinta Soomaaliyeed,Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka,xubno ka socday Maamul Gobolleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka,Wakiil ka socday Qaramada Midoobay iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabadda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.