Daawo:Puntland oo lasheegay inay ka jiro Musuq maasuq wayn iyo Cadaalad Daro

puntland

Golaha Runta & Cadaaladda oo war-murtiyeed kasoo saray nidaamka xulista baarlamanka Puntland waxayna sheegeen in Puntland ay kajirto Musuq Maasuq Balaraan oo sameynayan Musharaxciinta Madaxwaynaha Puntland kuwaas lacag wax ku bixinaya soo Musharaxnimadooda, waxay kaloo Golaha Runta iyo Cadaalada ku baaqeen in dib loo soo celin Xildhibaanadii hore.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.