Wararka
- Daawo:Wariyayaasha Jubaland ayaa diiday Ansixinta Xeerka Saxaafada Axmed Madoobe
- Muqaal:Tubta Siyaasada loo dhan yahay ayaa looga Hadlay Shirkii Kenya kadhacay iyo Amniga
- Shirka Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay Oo Lagu Soo Bandhigay Hannaanka Dib-u-heshisiinta Qaranka
- Daawo:Guddoomiye Ciro oo booqdey Qoyska allaha unaxariisto Abwaan Baarleex
- MuuqaaL:Madaxwaynaha Puntland oo Tacsi udiray Qoyskii Paul Anthony Formosa
Daawo:Puntland oo lasheegay inay ka jiro Musuq maasuq wayn iyo Cadaalad Daro
- Updated: 15th October 2018

Golaha Runta & Cadaaladda oo war-murtiyeed kasoo saray nidaamka xulista baarlamanka Puntland waxayna sheegeen in Puntland ay kajirto Musuq Maasuq Balaraan oo sameynayan Musharaxciinta Madaxwaynaha Puntland kuwaas lacag wax ku bixinaya soo Musharaxnimadooda, waxay kaloo Golaha Runta iyo Cadaalada ku baaqeen in dib loo soo celin Xildhibaanadii hore.