Daawo:Caabudwaaq Bananbax Duco iyo Baroodiiq 14 Oktoobaar ayaa lagu qabtay Caabudwaaq

Bananbax baroordiiq iyo duco ah oo lagu xasusanayay dadki ku wax yelobay qarixii 14 October ee 2017 kadhacay isgooska soobe ee magalada muqdisho ayaa manta kadhacay magalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.