Qarax ka dhacay Magaalada Baladxaawo iyo Odayaal Badan oo Xabsiga loo taxaabay

qarax

Wararka ka imaanaya Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in Goob ay ku shiraayeen qaar kamida Waxagaradaka iyo Cuqaasha Degmada Baladxaawo in lagu Tuuray Bambooyin, qaar kamida Bulshada Baladxaawo ayaa waxay Gedotimes u xaqiijiyeen in Bambaanooyinkaas aysan wax qasaaro ah gaysan.

Wararka ka imaanaya Baladxaawo ayaa waxay kaloo sheegayaan in waxgarad iyo qaar kamida Bulshada Baladxaawo Xabsiga loo taaxaabay iyadoo aan la sheegay ujeedka ka dambeeya xarigooda.

wararkeena dambe kala socda warar Dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.