Daawo:Mid kamida ragii ka dambeeyey Qaraxii Soobe oo la toogtay

Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay Xasan Aadan Isxaaq oo ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab.

 

Xasan ayaa wuxuu ka mid ahaa dadkii loo qabtay Musiibadii 14-kii October ee 2017-ka wuxuuna waday Gaari labaad oo isla maalintaasi ku qarxay meel aanan ka fogayn isqoyska Soobe

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.