Akhriso:Barlamaanka Galmudug oo sheegay inaan waxba kajirin Wasiiradii uu magacabay Madaxwaynihii Hore ee Galmudug

Waraaqq Kasoo baxaday Xarunta Baarlamaanka Galmudug ee Cadaado ayaa waxay ku sheegeen inaan waxba kajirin Wasiiradii uu magacabay Madaxwaynihii Hore ee Galmudug Maxamed Ducaale Xaaf kaas oo dhawaan xilka ka qaadeen.

Barlamaanka Galmudug ayaa waxay kaloo sheegen inuusan xaaf wax awood ah oo cid ku magaacabi karo inaysan Jiran sidaas Darteed Wasiiradii hore ee Galmudug waxaa la farayaa inay sii wadaab shaqadii ay u hayeen Bulshada Galmduug.

Ugu dambayntii Madaxwayne kuxigeenka ahna Kusimaha Madaxwaynaha Galmudug ayaa waxuu farayaa Golaha wasiirada Galmudug inay sii wadaan shaqadii ay u hayeen bulshada Maamul goboleedka Galmudug, waxaa kaloo lafarayaa Dowlada Soomaliya, Hay’adaha samafalka,Beesha Caalamka, Deeqbixiyaasha inay lasii shaqeeyaan inta laga dooranayo Madaxwaynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug.
galmudug

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.