ONLF Aqliga ha Shaqeeyo W/Q RJA

yuusf

ONLF CAQLIGA HA SHAQEEYO:

Hargeisa waan cafiye; Boosaaso waan cafiye; Dhuusamareeb waan cafiye, Kismaayo waan cafiye, Addisababa waan cafiye, Jigjiga waan cafiye *(marka laga reebo CMC) Xamar ma cafinayo, mana tagayo, madaxdeedana waan la dagaalami.

*hadalka Intaa dambe waa mid xanaf leh oo ka horimaneysa farriintaadii iscafiska ku qotontey, farweynbaana ku gudan. Waxaad moodaa in uu u marag furayo kuwii dulmiye ee lahaa waxuu halis ku yahay amaanka, kol haddii uu dagaal iclaamiye.

Waxaan ku talin lahaa in aadan noqon ninkii dulmiga loo geystay ka cawde, shacabka Soomaaliyeedna hiil u noqdeen ee hadana mid dadkiisa iyo dalkiisii dulminaya cod ku taagera.

Yuusuf Ducaale,
gudoomiyaha RJA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.