Daawo:Caabudwaaq Munaasabad lagu soo bandhigaayey Buug laga qoray qabyaalada

Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka dhacaday munaasabad lagu soo bandhigaayey Buug laga qoray qabyaalada oo uu qoray Nasteex Aadan Cabdi waxaana ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.