Wararka
- Daawo:Ra’iisul wasaare Khayre Oo Kulan Xog-waraysi Ah La Qaatay Ganacsatada Dalka
- Daawo:Saraakiisha Ciidamada Somaliya iyo Maxkamadda Ciidamada oo dood Kulul dhexmartay
- Sawiro:Ra’iisul Wasaaraha khayre ayaa kulan xog-waraysi ah la qaatay Ganacsatada Dalka
- Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgal ku dilay 13-maleeshiyo oo ka tirsan Al-Shabaab
- Daawo:Masuul iska casilay Jubaland kadib markii u adkaysan waayey Dhibatada lagu hayo shacbka Jubbaland
Daawo:Ra’iisul wasaare Kheyre oo Dalka dib ugu soo laabtay
- Updated: 12th October 2018

Ra”iisul wasaaraha Dalka Soomaaliya Mudane, Xasan Cali Kheyr, ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay, markii booqasho rasmi ah uu Laba Cisho ka hor ku tagay Dalka Boqortooyada Sucuudiga Carabiya.
Ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa intii ay ku sugnaayeen Dalka Sacuudiga waxay kulamo la qaateen Boqorka Dalkaasi, Boqor Salmaan Bin C/casiis iyo dhaxal sugahiisa Maxamed Bin Salmaan, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka qotada dheer ee Labada Dal iyo sidii laysaga kaashan lahaa arrimaha ganacsiga , fursadaha maal-gashi ee Dalka ka jira iyo horumarinta dhaqaalaha Dalka.