Daawo: Isgoyska Soobe waxaa laga taagay Taallo lagu xasuusanayo qaraxii soobe

zoobe

Magaalada Muqdisho Gaar ahan Isgoyska Soobe waxaa laga taagay Taallo lagu xasuusanayo dhibaatadii ka dhacday sannadkii hore taas oo in ka badan 500 oo qof lagu dilay qarax loo adeegsaday Gaari kuwa Xamuulka qaada ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.